πŸ’»πŸ‘‹πŸΎ Xirfad Baro | Online Lacag Ka Samey. πŸ‡ΈπŸ‡΄

πŸ™ŒπŸΎ Ku soo dhawow, madasha waxbarasho ee Abzi Mastery Courses.πŸ‘¨πŸΎ Magacayga waa Abdirahman Abzi waxaana ahay hagahaaga ama macallinkaaga, waxaan diyaar u ahay inaan kuugu hago sida ugu habboon ee aad xirfad u baran lahayd, kadibna uga samayn lahayd lacag xalaal ah Internet-ka adigoo ka shaqaysan kara gurigaaga ama goob walbo ee aad u safartid, haddiiba aad heli kartid Internet ama Wifi. πŸ“Ά

🀩 Qaar Kamid ah Koorsooyinka Aan Bixiyo:

🎨 Graphic Design For Beginners | Canva


πŸ“š English For Beginners Level 01

πŸ‘‡πŸΎTaabo Koorsada, Si aad u daawatid muqaalka Intro-ga ah.

🎬 Baro Video Editing | Filmora 13

πŸ‘‡πŸΎTaabo Koorsada, Si aad u daawatid muqaalka Intro-ga ah.


πŸ” Productivity with Google Workspace


πŸ€” FAQs | Su'aalo Iyo Jawaabo.

❓Waa kuma Abdirahman Abzi?
πŸ‘‰πŸΎ Abdirahman Abdirizak ama Abdirahman Abzi waa aas-aasaha Abzi Mastery Courses iyo sidookale ganacsiyo online ah ee guuleystay sida: Somal iwith Abzi, Quran with Somali, Caawiye Modern Teaching School iyo kuwa kale oo aan guuleysanin.
❓Khibrad ma u leeyahay howshaan lacag ka samaynta online-ka?
πŸ‘‰πŸΎ Haa! Sababtoo ah waqti xaadirkaan, Abdirahman Abzi lacag walbo ee soo gasho kaliya wuxuu ka sameeyaa Internet-ka sida: Website-kiisa weyn ee Somaliwithabzi.com, Dhammaan barahiisha bulshada sida, YouTube-kiisa oo ay ku xiranyihiin ku dhawaad 10K Subscribers, Facebook page-kiisa oo asigane ku xeranyihiin ku dhawaad 20K Followers, iyo labadiisa TikTok page oo kala ah, Abzi Mastery Courses oo ay ku xeranyihiin ku dhawaad 40K Followers iyo Somali with Abzi oo ay ku xeranyihiin ku dhawaad 80K Followers. Taas ayaa waxay ka dhigaysaa in ku dhawaad 150K Oo Dad ah ay ku xeranyihiin guud ahaan.
❓Koorsooyinka halkaan ku jira, FREE Miyaa?
πŸ‘‰πŸΎ Haa, πŸ’― waa free dhammaan koorsooyinka uu bixiyo Abdirahman Abzi, kaliya ardayda waxa ay bixiyaan Registration Fee oo ah $5. Wixii ka dambeyo lacag malagaaga baahno βž• Waxaad heleysaa cawimaad waqtikasto ah oo waxaa laguugu dari doonaa Group WhatsApp oo Private ah.
❓Regestration Fee-ga bilwalbo ama sanadwalbo miyaan bixinayaa?
πŸ‘‰πŸΎ Maya! Maya! Waxa aad bixinaysaa kaliya marka kowaad ee aad iska diwaangelisid koorsadaa dooratid barashadeeda.
❓Casharrada koorsoyinka intee lagu qaataa?
πŸ‘‰πŸΎ Casharrada dhammaantooda waxay ku jiraan Application-ka Telegram, sababtoo ah qofwalbo asiga ayaa u sahlan waxaana ku baran kartaa adigoo adeegsanaysid moobeelkaaga gacanta ah.
❓Sidee ayaan ugu soo biiri karaa Abzi Mastery Courses?
πŸ‘‰πŸΎ Si aad ugu soo biirtid kadibna koorsoyinka iskaga diwaangelisid, kaliya taabo calaamadda hoose ee ku qoran is diiwaangeli.
πŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎ

🀩 Muqaalkaan hoose ka daawo qaabkaad isku diwaan gelin kartid.
πŸ”» πŸ”» πŸ”» πŸ”»


Farqiga u dhaxeeyo Koorsoyinka Abzi Mastery Courses iyo Kuwa kale.

πŸ“Έ Muuqaallo isbuucle ah.
πŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎ

😎 Follow iga soo dheh dhammaan baraha bulshada.
πŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎ